Magaca iyo Sawirka ninkii ka Dambeeyay Weerar shalay ka dhacay London oo la shaaciyay (Daawo Sawirada)

Booliiska dalka Britain ayaa soo bandhigay magaca, Sawirka iyo dhalashada nin shalay oo gaari dad ku jiirsiiyay koontaroolka laga ilaaliyo xarunta Baarlamaanka Britian oo kutaala magaalada London. War kasoo baxay booliiska Britain ayaa lagu sheegay in weerarka ka dhacay banaanka xarunta Baarlamaanka in uu ka dambeeyay Salih Khater oo 29-sano jir asal ahaan kasoo jeeda … Continue reading Magaca iyo Sawirka ninkii ka Dambeeyay Weerar shalay ka dhacay London oo la shaaciyay (Daawo Sawirada)